Wasaaradda Bay’ada iyo Duurjoogta KG oo Baydhabo ku qabatey Tababar lagu Baranaayo Arrimaha Deeganka .

0
202

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Si loo xoojiyo hormarka degaanka iyo wacyi-galinta bulshada ayaa Wasaaradda Bay’adda iyo Duurjoogta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxey Magaalada Baydhabo ku qabatey Tababar lagu baranaayey arrimaha deeganka.

Tababarkaan oo furey wasiirka wasaaradda bay’adda iyo doorjoogta koonfur galbeed Cali Isxaaq Cumar ayaa waxaa laga soo qeyb galiyey Ururada ka shaqeyaan ariamaha degaanka iyo bay’adda ee degaanadaan koonfur galbeed.

Warkaan Waxaa inoo Haye Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here