Wasaaradda Awqaafta oo tartan furan gelisay shirkadaha u adeegaya Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan

0
260

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay u mahadcelinaysaa dhammaan shirkadihii Soomaaliyeed ee u soo adeegay xujayda Soomaaliyeed xajkii 1440H/2019.

Waxaa ay Wasaaraddu in muddo ah soo wadday dejinta habkii iyo hanaankii lagu gudan lahaa shaqada Qaran ee u adeegidda Xujayda Soomaaliyeed ee xajka sanadkan 1441/2020; Hadaba, iyada oo la raacayo siyaasadda Dolowadda Federaalka Soomaaliyeed oo ku dhisan hufnaan & gudashada ammaanada Umadda Soomaaliyeed si’ waafaqsan Danta Dalka & Diinta ayay wasaaraddu si’ rasmi ah ugu dhawaaqday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here