Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta KG Oo Awaamiir ka soo saartey dad Sameystey Guddiyo Been Abuur ah.

0
73

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda KGS oo Awaamiir kasoo saartey Guddiyada Been Abuurka iyo xoolaha la qalo Xiliyada Ciida

Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Arimha Awqaafta Maamulka Koonfur Galbed Soomaaliya Nuur Siidow Baaba oo Shirjaraaid ku qabtey Xafiiskiisa ayaa waxaa uu sheegey in dhawaanahaan ay ku howlanaayeen xalinta Gudiyo gargaar kuwo dhismo ee Masaajidyada iyo Madaariista

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here