Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Oo Kitaabo ku Wareejisey Dowlad Goboleedka KGS.

0
209

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiir Ku xigeenka Wasarada Diinta Awqaafta Ee Dowlada Soomaliya Saalax Shariif Siidkey ayaa Waxaa uu boqolaal kutub ah ku Warejiyey Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Dowlad Goboleedka KG Waxaa sidoo kale Wasiirka ka warbixiyey Muhiimada ay u leedahay in Kutubadaan  ay gaarsiyaan dhamaan Gobolada dalka Soomaliya.

Dhanka kale Abdulaahi Baar Dheere Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Ee Dowlada Goboleedka Konfur Galbeed ayaa Ka Mahadeliyey Kutubadaan la soo gaariyey.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here