Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta KG Oo Baydhabo ku dahfurtey Tartan Qur’aan Akhris Ah.

0
327

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad 70 Arday oo ka socoday 20 dugsi oo ka mid ah goobaha lagu barto Qur’aanka Kariimka oo ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa loo qabtay tartanka Qur’aanka Kariimka.

Munasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,ardayda macalin waladiin iyo marti sharf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here