Wasaaradda Arrimaha Gudaha KG Oo Kulan Wada-tashi ah La yeelatay Odayaasha Dhaqanka Degmada Xuddur.

0
203

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan Wadatahiga ahaa ayaa waxay Wasaarada Arimaha Gudaha Kg la qaadatay Odeyaaha dhaqanka degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool si ay ugula hadlaan Dib u doorashada Xubnaha golaha deegaanka ee degmadaasi, waxaana kulanka inta uu socday Odeyaasha dhaqanka ay ku soo bandhigeen Caqabadooyinka ka heysta soo xulista Golaha deegaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here