Wasaaradda Arimaha Gudaha KG Oo Xuddur Ku qabatay Kulanka Waddatashiga Qeybaha Kala duwan ee Bulshada Xuddur.

0
392

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan wada tashiga ayaa ahaa sidii markale dib loogu dhisi lahaa Golaha Deegaanka Degmada Xudur kaasi oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada, maamulka odayaasha dhaqanka oo door ku leh xulista xilibaanada golaha deegaanka,kaasi oo ay gar wadeen ka tahay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here