Wasaaradda Arimaha Gudaha KG Oo Magaalada Xudur Ku Soo Gebagabeysay Tababar Socday Mudo Labo Maalmood.

0
196

Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib-uheshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa mudooyinkan waxay safaro shaqo ku tageysay degooyin ku tirsan KG gaar ahaan Baay iyo Bakool oo ay ku martay Diinsoor Buur hakaba iyo hada oo ay ku sugan tahay Degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool.

Wasaaradda Arimaha Gudaha Kg ayaa waxay Magaalada Xudur ku soo gaba gabeysay Tababar ay u qabatay bulshada Rayidka ee ku nool degmadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here