Wasaaradda Arimaha gudaha Galmudug oo bilowday dhismaha Golaha Deegaanka Xeraale.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiiru Dowlaha wasaaradda Arimaha gudaha Galmudug Omar Mohamed Diiriye (Omar guureeye) iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa degmada Xeraale u tagay dhismaha golaha degaanka degmaadas.

Wafdiga ugu horeyn waxaa Xeraale ku soo dhaweeyey gudoomiyaha degmada Bashiir Daahir Yusuf waxana uu sheegay maamulka iyo bulshada ay mudo sugayeen dhismaha golaha degaanka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here