Wasaarada Xanaanada Xoolaha XFS Oo lagu Kordhiyey Qeybaha Sheybaarka iyo Shahaada bixinta

0
41

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa xariga ka jartey sedax qeybood oo lagu soo kor dhiyey Wasaarada kuwaasi oo ay ka midyihiin qeybaha Sheybaarka iyo qeybta Shahaado bixinta ee Wasaarada

Xarig jarka waxaa ka qeybgalay Wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya, Xildhibaano iyo marti kale oo ka tirsan Hay,adaha fuliyey Mashrucaan dhismaha ah.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here