Wasaarada Waxbarshada KG Oo Baydhabo ku daahfurtay Barnaamijka qeybinta agabka waxbarashada.

0
246

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Daahfurka qaybinta agabka Waxbarashada ayaa loogu talagalay in lagu caawiyo ardayda dhigata dugsiyada Hoose/Dhexe ee dhamaan seddexda gobol, Baay, Shabellaha Hoose iyo Bakool, Agabka la siiyay waxaa ka mid ah Boorsooyinka buugaagta lagu qaato oo ardayda baahi weyn ay u qabaaan, Buugaag ay wax ku qortaan, qalimaan iyo agabka loo adeegsado xisaabta.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here