Wasaarada Waxbarashda KG Oo wada dadaalo Lagu Horumarinayo Waxbarashda Dadka maqalka naafada ka ah.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Adduunyada, ma yara dadka iyo carruurta maqalka naafada ka ah oo isugu jira mid dhexdhexaad ah ama daran. Qofka dhagaha la ‘ma garan karo dhawaaqyada ka soo baxa banaanka. Maqal beelku wuxuu noqon karaa mid fudud (maqal yar laakiin aan wada aheyn) dhexdhexaad ah iyo mid daran

Wadankeena dadka maqalka la’ Waxay baahi weyn u qabaan inay ka qayb qaataan dhammaan nolosha bulsho, dhaqaale iyo tan siyaasadeed ee dalka iyo in ay helaan fursado waxbarasho oo loo siman yahay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here