Wasaarada Waxbarashda KG Oo Loogu Baaqay in ay la socoto Tayada Jaamacadaha Baydhabo

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Soomaaliya ku soo badanaya jaamacado ay furayaan dad iskooda isu maamula ,Burburkii dawladdii dhexe ayaa keentay in degaan walba isku dayo inuu iskiis u daboosho baahiyihii laga sugi jirey dawladda.

Baydhabo Waa Xarunta Gobolka Bay waxaa ka jira in ku dhow 10 jamacadood kuwasi oo ay bixiyaan kuliyado kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here