Wasaarada waxbarashada XFS Oo Wax ka bedeshay qaabkii loo qaadi jiray imtixaanka Qaranka.

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Waxbarashada XFS ayaa 22 Bishaan oo ku began Maalinta Sabtida u asteysey maalinka uu bilaabanayo Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 12aad ee Dugsiga Sare. Agaasimaha Guud ee Waxbarashada iyo Barbaarinta ahna Guddoomuyaha Guddiga Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 12aad Oo Shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dadka sannadkan ka shaqeyn doono Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee Dalka.

Agaasimaha ayaa sidoo kale waxa uu la dardaarmey Ardeyda galeysa Imtixaanka in ay ilaaliyaan Nidaamka loo dejiyey galitaanka Imtixaanka kuna kalsoonaadan wixii ay soo barteen maadama sanadkan wax badan laga bedeley hanaankii horey loogu gali jirey Imtixaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here