Wasaarada Waxbarashada XFS Oo Ardayda Bilaash uga dhigtey Kaarka Imtaxaanaadka

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isagoo Shir Jaraa’id ku qabtey Magaalada Muqdisho Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa mar kale la wadaagay Waalidiinta iyo Ardeyda Soomaaliyeed in kharashaadka Imtixaanka ay bixineyso Dowladda Soomaaliya oo aan wax lacag ah oo Imtixaanka la xiriirta (Roll Number) laga qaadi doonin, iyadoo Wasaaraddu ay hore u ballan qaadday in shahaadada ubadka Soomaaliyeed aan wax lacag ah laga qaadi doonin.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here