Wasaarada Waxbarashada KGS Oo Kulan Looga Hadlaayay Quudinta Ardayda Iskuulada La Qaadatay Madaxda Hay’adda WFP.

0
242

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ,Hidaha & Tacliinta Sare KGS ahna  Xildhbaan Dowlada Federaallka Maxamed Yusuf Xasan ( Waliid ) oo si ku meel gaar ahaan xilkaasi u haaya ayaa Magaalada Baydhaba kulan kula qaatay mas’uuliyiin ka socta Hay’ada WFP, kulankana wuxuu ku saabsanaa sidii iskuulada Dowlad gobaleedka koonfur galbeed ay u heli lahaayeen ( school feeding programme)

Mashruucan quudinta iskuulada dowlad gobaleedka koonfur galbeed waxa uu gaari doona iskuulo tiradoodu ay dhan tahay 67 iskuul oo ku kala yaala degmoyinka Baydhaba, Afgooye iyo Waajid, Waxaana ka faa’iidaysan doona arday tiradoodu ay gaarayso 28,500.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here