Wasaarada Waxbarashada KGS oo Fasaxday Xarumihii waxbarasho Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

0
480

Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Baydhabo ayaa soo saartay bayaan ay ku sheegtay in dhamaan goobaha waxbarashada Dowlad goboleedka sida iskuulada iyo jaamacadaha la fasaxay muddo labo todobaad ah.

Warka Waxaa Inoo Haya Bishaar Mayow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here