Wasaarada Waxbarashada KG Oo wada dadaalo lagu kor dhinayo Iskuulada Waxbarashada Bilaashka ah

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanada KG ayaa waxaa ku nool kumanaan Carruur oo aan aadin Goobaha Waxbarashada sababa dhaqaala xumo darteed maadama inta badan Goobaha waxbarashada ay yihiin kuwa lacag ah in kastoo ay jiraan iskuulo ay Dowlada leedahay oo si bilaash ah Caruurta wax loogu baro balse qaar ka mid ah waalidinta qaar ayaan si wanaagsan uga faa’ideysan fusadahaas yar ay Dowladu siisey

Hadaba maxay tahay Hadafyada ay ka leedahay Dowlad Goboleedka KG sidii ay u kordhin laheyd Waxbarahada Bilaashka ah si Caruur badan fursad uga helaan waxbarashada maadama ay muhiim tahay in Caruurto ay hesho Waxbarasho noloshooda iyo midka dadka iyo Deegaanka ku bad baadin karaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here