Wasaarada Waxbarashada KG oo ugu mahadcelisay Macalimiinta kaalintooda ku aadan Guulaha ardada KG ka gaareen Imtixaanka Dalka.

0
348

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Koonfur Galbeed Mohamed Yusuf Hassan Waliid ayaa u mahadceliyey Waalidiinta, Macalimiinta iyo Maamulka Iskuulada kaalintooda ku aadan Guulaha ardada Koonfur Galbeed ka gaareen Imtixaanka Dalka oo ay Tawanka Arday ee ugu horeeya Todoba ka mid ah ay yihiin Ardeyda Koonfur Galbeed.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here