Wasaarada Waxbarashada KG Oo Sheegtay Inay Diyaarisay Goobihii Lagu Gali Lahaa Imtaxaanaadka Fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe.

0
324

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waqti iyo dadaal dheer kadib wasaarad Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Dowlada Gobaleedka Koonfuur Galbbed Soomaliya waxay ogeysiisey Ardayda fasalka 8aad in ay isku diyaariyaan imtixaanka ay qaadayso wasarada.

Yuusuf Mohamed Idriis Godoomiyaha Waxbarshada Baydhabo  oo wareysi siinayey Barnamijka Waxbarshada Radio Arlaadi ayaa Waxa uu sheegay in ay tahay guul Wax badan ay ka badaleyso heerka Waxbarshada in wasaarada waxbarashada ay qaado imtaxaanka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here