Wasaarada Waxbarashada KG Oo Manhajka Waxbarashada Dusiga sare ee Dalka gaarsiisay Degmada Xudur.

0
409

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Buugaagta Manhajka cusub ee Dugsiga sare ayaa Markii ugu horeysay waxaa la gaarsiiyay Degmada xudur ee Gobalka Bakool gaar ahaan iskuulka xudur oo ka mid ah iskuulada maagalada.

Buugaagtan ayaa waxa iskuulka gaarsiiyay Gudoomiyaha Barlamanka KGS,Wasiirka waxbarshada iyo xubno kale oo ka tisan Maamulka KG.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here