Wasaarada Waxbarashada KG Oo Maamulada Iskuulada ugu Baaqday In Ardeyda Fasalka 8aad La Siiyo Muraajaco

0
303

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasaarada Waxbarashada K/galbeed Somaaliya ayaa 14ka Bishaa Shaacisey waqtiga la qaadayo Imtixaanaadka Fasalka 8aad maadaama Mudo ay Xirnaaayeen iskuulada Sababa Cudurka Karona Feyrus waxaana loo mudeeyay 11ka bisha Julaayo in laqaado Imtixaanaadka Fasalka 8aad Dusiga dhexe .

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada KG Mahamed Yuusuf Hassan ayaa warbaahinta Dowlada U sheegay in Waalidiinta ay Ardeydooda Iskuulada geeyaan Maamuladana ay iskuulada Furaan si ay U helaan mudada ka dhiman imtaxaanadka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here