Wasaarada Waxbarashada KG Oo Lacag la,aan ka dhigtay Fasalada Hoose iyo dhaxe iskuulada dowladda

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuulka H/Dhexe iyo Sare ee Baydhabo iyo iskuulka Dr. AYuub oo ka mid ah Iskuulada ay maalgalisay Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya, gacantana ku hayso waxabarashada aradayda ayaa waxaa kormeer ku tagay wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya , wasiir kuxigeenka wasarada , Agaasimaha guud Ee wasaradda iyo xubno kale.

ujeedada ayaa iskugu jirta in ay kormeer iyo qiimayn ku sameeyaan iskuulada dowalada gacanta ku hayso si ay u la wadaagto walidiinta in ay bilaabatay waxabarashada lacag la’aanta iskuulka H/Dhexe.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here