Wasaarada Waxbarashada KG Oo ka warbixisay Qorshaha Wasaaradda Ee Sanad Dugsiyeedka Soo socda.

0
329

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Koonfur Galbeed Mohamed Yusuf Hassan Waliid ayaa waxa uu ka ka hadlay Qorshaha Wasaaradda Waxbarashada u degsan Sanad Dugsiyeedka soo socda, waxaana Wasiirka uu tilmaamay in ka wasaarad ahaan ay Baarlamanka Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed iyo Xukuumaduba ay horgeyn doonaan Siyaasada Waxbarashada ee ay wasaaradu diyaarisay.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here