Wasaaradda Waxbarashada KG Oo Baydhabo Ku Qabatay kulan looga hadlaayay Tayeynta Waxbarashada Deegaanada KGS.

0
226

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulanka ayaa looga hadlaayay qodobada kala ah Tababarka Macalimiinta Iyo Kordhinta taageerada ay Siiyaan Dugsiyada Dowlad Goboleedka KGS iyo qor u qaadida tayada waxbarashada deegaanada koonfur galbeed

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee KGS Mudane Fadal Cabdulahi Mursal ayaa Xafiikiisa ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo FCA Country director Mr Ikali waxayna ka wada hadleen sidii loo taageeri lahaa hormarinta waxbarashada koonfur galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here