Wasaarada Waxbarashada Jubbaland Oo La wareegtay Iskuulo ku yaala Kismaayo.

0
69

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si loo Horumariyo Waxbarashada Maamulka ayaa waxaa Wasaaradda Waxbarashada Hidah iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland Xaruunta Waasaaradda Waxbarashada ku qabatay Munaasabadda la wareegida Dugsiyada Dowladda ee Magaalada Kismaayo.

Waxaa Munaasabadda ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Abdinaasir Seraar Maax, Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada, Maamuliyaasha Iskuulaadka Degmada Kismaayo iyo Howlwadeenada Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here