Wasaarada Waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee KG Oo Daahfurtay Kulanka Wadatashiga Siyaasada Waxbarashada KG

0
297
Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan Wadatashiga Siyaasada Waxbarashada ayaa ahmiyad Gaar lagu Siinayay inta uu Socday Horumarinta iyo Dadargalinta Guud ahaan Dhinacyada Kala Duwan ee Heerarka Waxbarasha La Xariira Ee Degaanada Koonfur Galbeed Loona Dhamaystiro .
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada DGKS Mudane Mohamed Yuusuf Hassan Waliid Ayaa Ku Amray Ha’yadaha Inay Muujiyaan Kaalintooda Ku Aadan Horumarinta Waxbarashada Degmooyinka Koonfur Galbeed.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here