Wasaarada Waxbarashada KG Oo Sheegtay in ay Wado Qorshaha Waxbarshada Dadka Waaweyn.

0
172

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barnaamijkan Waxbarshada Dadka Waaweyn ayaa ah in kor loo qaado awoodda dadka waaweyn si ay u horumariyaan shaqadooda mustaqbalka iyo fursadaha waxbarasho, Kuwasi Oo aan Waqti u soo helin Inay Wax bartaan Xiliga ay joogeen Waxbarshada Carrurnimadooda.

Bixinta Waxbarshada Dadka Waaweyn ayaa ka Bilaabaneysa da,ada 18 Sana jirka, waxaana Sidaasi Radio Arlaadi u sheegay Maxamed Aadan Madaxa Waxbarshada dadka Waaweyn ee Wasaarada Waxbarshada KGS.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here