Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KG oo Kulan La Qaadatay Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Degmada Baraawe.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka biyaha KG iyadoo kaashaneysa Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, waxa ay mudo halsana ah biyo sahmin loogu saameyn doonaa Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeelaha Hoose,si 25 sano soo socota degmada ay u hesho biyo ku filan sida ay sheegeen Xubno ka kala socdey labada wasaaradood kuwasi oo kulamo la qaatey odoyaasha dhaqanka iyo Madaxda shirkadaha bixiya adeega biyaha degmadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here