Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha KG oo Biyo Gelin ka Bilowday Xaafada Wadajir ee Baydhaba.

0
234

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Koonfur Galbeed ayaa Howlo Biyo galin ah ka Bilowday Qaar kamid ah Xaafadaha Magaalada Baidoa Sida Xaafada Wadajir ilaa Xareerakadiyow oo Ka jirtay Baahiyo Biyo Yarri.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Koonfur Galbeed Mudane Abdulaahi Isaaq Macalin Ganey ,Agaasimaha Guud ee Wasaarada ayaa Horkacayay Masuliyiinta Waxaa Ku Wehelinayay Xubnaha Maamulka Degmada Baydhabo iyo Wakiilo Ka Socday Ha’ada DRC.
Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here