Wasaarada Tamarta Iyo Biyaha KG oo Bilowday Olalaha Daaweynta Goobaha Bulshada Biyaha ay Ka Cabaan

0
236

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalimo ka hor Wasarada Tamarta iyo kheyraadka biyaha Dowlada goboleedka koonfur galbeed Soomaliya ayaa qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaarada Waxey u qabatey Tababar lagu baranayey Nadiifinta Biyaha iyo Ka hortagida Cudurada ka dhasha biyaha Wasaqeysan .

Tababarka ka dib ayaa qaar ka mid ah shaqalaha Waxey bilaaween ololo looga hortaga keyd la,aanta biyaha Waxeyna ay bilaween Qaababkii loo keydin lahaa biyaha loona Nadiifin lahaa Ayigoo Ololahaan uu socon doona Mudo toban maalin ah.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here