Wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha KG Oo Hey,adaha Fulinaya Barnaamijka Baxnaano Kala Hadashay Dardar gelinta Taakuleynta Dadka Beeralayda ah.

0
265

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Barnamijka Baxnaano Qeybtiisa Labaad oo Loga Hadlayey Wax u Qabashada Beeraleydiii Sameyey Ayax oo Xalufiyey Dalaqyadii ay beertayn Sanadkaan ayaa Waxaa kulaankaasi Yeshtay Mamulka Gobolka Bay Kaan Degmada Baydhabo,Hay’adaha Ka Shaqyaa Arrimaha beeraha iyo Wasirka Shaqada iyo Shaqaalo Maulka KG.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here