Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdiqaadir Cumar Cabdulahi oo shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa wuxuu kaga hadlay Fasaxa shaqaalaha dowlada si loo yareeyo qatarta Cudurka Covid 19, wuxuuna wasiirka sheegay in marka laga reebo Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha inta kale ay fasaxan yihiin, isagoona ugu baaqay in ay guriyahooda joogaan kuna dadaalaan Nadaafada.
Warkan Waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi