Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada KG Oo Shaqa Abuur u Sameysay Laba kun Oo dhalinyaro ah.

0
135

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada KG Mahamed Suufi Aadan Oo la hadlay Radio Arlaadi ayaa waxa uu sheegey in ay ka shaqeenayaan sidii loo kor dhin lahaa shaqleysiinta dhalinyarada KG gaar ahaan in la baro Xirfado kala duwan wasaaradana ay leedahay Xarun weyn oo Xirdafadahaas lagu barto iyo Hormarinta adeegyada Bulshada.

Agaasimaha ayaa Xusey in ay shaqa u Abuureen ilaa laba kun oo dhaliyaro kuwaasi ku kala sugan dhamaan degmooyinka KG ay Maamusho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here