Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada KG Oo Qorsheyneysa in ay shaqa abuur u sameyso dhalinyarada.

0
207

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Soomaaliya waxaa ay leedahay heerarka ugu sarreeya ee shaqo la’aanta adduunka taasi oo loo aaneynaya sanado badan oo ay ku jirtay colaado Sida laga soo xigtay Hay’adda Shaqalaha Adduunka Ee (ILO).

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here