Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada KG oo Qabatey kulan Looga hadlaayey Farsamada Gacanta iyo Shaqa Abuurka Dhalinyarada Koonfur Galbeed.

0
231

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulankaani ayaa ahaa mid looga hadlaayey sidii loo xoojin lahaa farsamada gacanta iyo in shaqa abuur loo sameeyo dhalinyarada Waxaana kulanka ka soo qeyb galey qaar ka mid ah hay’adaha la Shaqeeya wasarada iyo ururada dhalinyarada heer gobol iyo heer Degmo.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here