Baydhabo(Radio Arlaadi)-Isack Maxamuud Mursal (Fanax) Agaasimaha Wasaaradda Qorsheynta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay inay dayactir ku sameynayaan dhamaan waraha Biyaha ee aan helin wax dayactir ah tan iyo burburkii dowladii Siyaad Barre.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar