Wararka Wasaaradda Maareynta Musiibooyinka KG Oo Baydhabo Ku Qabatey Kulan Looga Hadlaayey Yareynta Masiibooyinka. By RADIO ARLAADI - September 29, 2020 0 345 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kulankan oo loo qabtay Ururada Haweenka, Dhalinyarada, Ardayda Wax ka barata Jaamacadaha Magaalada Baydhabo iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu Looga Hadlaayey Qaabka loo maareeyo, loogana hortago Masiibooyinka. https://radioarlaadi.so/wp-content/uploads/2020/09/Warka-Sori-Towbar-28-9-2020.mp3 Share this:FacebookX