Wasaarada Maaliyada XFS Oo Qorsheyneysa Mideynta daqliga Canshuuraha dalka

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasarada Wasaarada Maaliyada XFS Biixi Iimaan Cige, oo Loo hadlaayey Warbaahinta ayaa waxa uu ka hadley in ay muhiim tahay in la mideeyo Maamulka iyo daqliga Canshuuraha, si kor loogu dhaqaalaha dalka islamarkaana la gaaro isku filnaansho dhaqaale.

Wasiirka ayaa ku dheeraadey In dhaqaalaha dalka uu kordho, sida ay Laf-dhabar uga tahay Amniga sidaas darteed loo baahanyahay in si wadajir ah loogu Shaqeeyo Amaanka iyo Hormarinta dhaqaalaha dalka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here