Wasaarada Kaluumeysiga Soomaaliland Oo qabaneysa Carwo Ganacsiyeedka Kalluunka

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bandhiga Ganacsiyeedka Kalluunka ayaa lagu qaban doonaa Magaalada Hargeysa Ee Xarunta Maamulka Soomaaliland iyadoona ay ka soo qeyb gali doonaan dhamaan Kalluumeysatada Soomaaliland si loo dhiiri geliyo Wax soosaarka Kalluunka kaasoo u kor u qaada dhaqaalaha

Qaar kamid ah Kalluumeysatada Magaalada Hargeysa ayaa soo dhaweeyey Bandhig Ganacsiyeedkan ay sheegtey in Wasaaradu qaban doonto waxana balan qaadeen in ay qiimaha Kalluunka hoos u dhigi doonaan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here