Wasaarada Howlaha Guud KGS Oo Ka digtay iibsashada Dhulalka Danta guud

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud iyo Guryaynta Dowlada Koonfur galbeed Mudane Daahir Abdi Abdullaahi Ayaa Digniin u Diray Shirkado Waawayn Oo La Sheegay Inay Ku Howlan yihiin Boobka Dhul ay Leedahay Dowlada Koonfur Galbeed.

Shir jaraa’id oo Wasiir Dr Go uu ku Qabtay Baydhabo ayuu kaga hadlay dhul Boobka ka socda Deegaanada Mamulka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktara

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here