Wasaarada Howlaha guud KG Oo Codsatay in laga taageero dhismaha wadooyinka Xudur.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasarada Howlaha guud iyo guriyeynta dowlada goboleedka Koonfur galbeed soomaliya Daahir Abdi Abdulaahi ayaa booqdey Dhismooyinka hormarineed ee magalada xudur ee xarunta gobolka Bakool, waxaana ujeedka kormeerkiisa ahaa in uu soo indha indheeyo howlaha ka socota goobaha lagu wado dhismooyinka asigoona warbixino la xariira dhismaha ka dhageystey enjineerada gacanta ku haya dhismaha.

Waxaana booqashada ka dib uu wasiirka ka warbixiyey ujeedka kormeerkiisa iyo muhiimada ay leeyihin dhismooyinka kala duwan ee ka socoda degmada xudur.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here