Wasaarada Howlaha Guud KG Oo Awaamiir ka soo saartay iibsashada dhulalka deegaameynta u baahan.

0
35

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Awaamiirtan ay soo saartey Wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyeynta KG ayaa lagu furey in dadka gadanaya dhulalka ka baxsan Magaalooyinka Gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan meelaha loo yaqaano Abasiibka oo aan la degeneyn si Sharci u sameyntooda loo waafijiyo shuruucda dhulka KG

Hirgelinta Sharcigaan ayaa ka bilaaban doonta Degmada Baraawe Ee Caasimada KG,waxaana halkaasi shir jaraaid ku qabtey isku duwayaasha Gobolka Shabeelaha Hoose iyo kan Degmada Baraawe ee Wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyeynta KG iyagoo la wadaagey shacabka go,aanada la soo saarey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here