Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Howlaha Guud,Dib udhiska iyo Guryaynta Dowlada Koonfur Galbeed ayaa Sharciyeynayso dhamaan Dhulalka Danta Guud Ee Gobalka Shabellaha Hoose,Wasaarada ayaa Awaamiir Ku Aadan Dhulalka fartay dadka degan gobolka shabeelaha Hoose gaar ahaan Degmada Baraawe taas oo ah in ay sharciyeeystaan Dhulalkooda.
Warkung waliba nig haaye Abdirhamaan Mahamed Ahmed