Wasaarada Howlaha Guud DPL Oo daahfurtay Qorshaha Naqshadeynta Waddooyinka Magaalada Eyl.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland ayaa Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ka daah-furtay wajiga labaad ee Barnaamijka Naqshadaynta wadooyinka Magaalada iyadoo laga bilaabay Furista Waddooyinka.

Wajiga 1aad ee Mashruucaan ayaa waxaa fuliyey Injineerada Wasaaradda Hawlaha Guud iyagoo naqshadayn iyo Sumadayn ku sameeyey Waddooyinka la furaayo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here