Wasaarada Haweenka KGS Oo Baydhabo ka Bilowday Wacyigelin Ku Saabsan Tacadiyada Ka Dhanka ah Carruurta

0
390

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Socdaalkaan Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska, Iyo Xuquuqul Insaaanka, KGS ay Socdaal Ku Marayeen Xaafadaha Magaalada Baydhabo Kaamamka ay Barakacayaasha Ku Jiraan Sidii Loogu Hortagi Lahaa dhibaatooyinka Ka dhanka ah Carruurta Somaliyeed Iyadoo Bulshada Lagu Wacyi Gilinayo Tacadiyada Ka Dhanka ah Carruurta iyo Gudniinka Fircooniga ah Dumarka Lagula Kaco.

Warkan waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here