Wasaarada Haweenka KGS Oo Agab Kala Duwan Gaarsiisey Isbitaalka Dhimirka iyo Xerooyinka Barakacayaasha

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo laga duulayo Ololaha 16-ka Maalmood Ee Maalinta Ciribtirka Xad Gudubyada ka dhanka ah Haweenka iyo Caruurta, ayaa shaqaalaha Wasaarada Haweenka, Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Dowlada KGS, Waxay gargaar isugu jira Agab Kala Duwan Gaarsiisey Isbitaalka Dhimirka Iyo Qaar Kamida Kaamamka Ku yaala Magaalada Baydhabo.

warkun waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here