Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasarada Haweenka Xaquuqal Insaanka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Marwo Fahiima Cumar Cusmaan ayaa Magalada Baydhabo Tababar Uga Soo Xirtey Qaar Ka Mid ah Haweenka Magalada Baydhabo Oo Laga Soo Kala Xuley Tobanka Xaafadood Ee Magaalada Iyo Kamamka Ku Yaala Duleedka Magalada Baydhabo.
Tababarkaan ayaa ahaa Mudada Uu Socodey Mid Lagu Baranaayey Xirfadaha Hal Abuurka Ganacsi.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir