Wasaarada Haweenka KG Oo diyaarineysa Sharciga Naafada.

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadka baahiyaha gaarka qaba waxay kamid yihiin Bulshada Nugul islamarkaana ku adag in ay si fudud ku gaaraan helitaanka baahiyaadkooda taasina Noloshooda ay caqabad ku tahay.

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka KG Nasro Aweys Shekh ayaa sheegtey in ay wadaan dadaalo ku aadan in la sameeyo Sharciga Naafada KG oo Xuquuq badan ka maqan siinaya ,dhawaana la soo gabagabeeyn doono.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here