Wasaarada Haweenka KG oo Deeq gaarsiisay Xaruunta lagu Xanaaneyo Carrurta danyarta Ee Baydhabo.

0
183

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) dhawaan ayay aheyd markii Taliska Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed qeybta Magaalada Baydhabo ay geeyeen Caruurta Derba jiifka ah qoob lagu xanaaneeyo iyo Qaar ka mid ah dhalinyarada isticmaasha waxyaabaha maanka dooriya.Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xuquul insaanka Kg ayaa gargaar isugu jira  Joodariyaal, Raashiin iyo Adeegyo kale ee ay u baahan yihiin gaarsiisay Xaruunta ay ku jiraan Caruurtaasi.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here